Cishqi.com - Isha Arimaha Jaceylka & Raaxada Guurka

Ku soo dhawoow Cishqi.com isha arimaha jaceylka iyo raaxada guurka. Waxaa farxad inoo ah inaad soo heshay boggeena, bogga arimaha jaceylka iyo raaxada guurka. Waxaad raadineysaa blog Somali jaceyl ah oo aad ka heli karto  erayo jaceyl oo macaan oo ay isu diri karaan lamaane kala maqan. Hadaba uma baahnid in aad meel kale ka sii raadiso. Maxaa yeelay waxaa timid bogga saxda ah. Cishqi.com waxaad ka heli doontaa in ka badan 3000 oo maqaalo jaceyl ah, geeraaro iyo qisooyin dhab ah

Cishqi, arimaha jaceylka, raaxada guurka, erayo jaceyl

Ka Baro Cishqi Erayo jaceyl

Sida loo qoro erayo jaceyl gaar ahaan erayo jacayl ah oo soo jiidasho leh ma ahan wax adag. Si fudud ayaad bogeena Cishqi.com ugu baran karrtaa. Ma tirin karo inta aan maqlay, waxaa ihayo jaceyl, mana aqaano erayo jacayl ah oo aan ku soo jiito lamaanaheyga. Sida aan akhristayaal fara badan kaga caawinay erayo jacayl ah gaar ahaan erayo jacayl macaan ah oo ayaan adigana kaaga caawin karnaa. Markuu jacayl dhab ah ku haayo waxaa kaa lumayo jihada, waxaad seegeysaa hurdada, waxaa lagu horkeenayaa arageeda cajiibka ah, waxaana had iyo jeer ka fikireysaa qofka aad jeceshahay iyo sida aad u soo jiidan lahayd. Taasina waa wax caadi ah. Barashada erayo jacayl gaar ahaan erayo jaceyl qiiro leh ma ahan sida cilmiga diyaaradaha, halkaan ayaad ka baran kartaa.Ma lihi ikhtiyar kale mana lihi awood kale oo aan wax ku jeclaado waayoo qalbigeyga adiga ayaa durbaba camiray. Erayadaasi iyo erayo kale oo ka cajiibsan waxaad ku baran doontaa halkaan.

Cishqi.com

Markuu Cishqi Jaceyl ku hayo waxaad u baahantahay inaad adeegsato erayo macaan ah oo soo jiidasho leh qaastan erayadan oo kale.

Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Sida loo qoro erayo jaceyl ah gaar ahaan erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh. Mar walbaa oo aad fariin ii soo dirto waxaan ku xafidaa qalbigeyga. Mar walbaa oo aad i eegto waxaan ku keydiyaa xusuusteyda. Eray walbaa oo aad i tiraahdo waxaan u gudbiyaa maskaxda. Adiga iyo ficiladaada waa kuwo ku weyn nolosheyda. Erayadani iyo erayo kale oo ka qurux badan waxaad kaga bogan doontaa net, isha arimaha jaceylka.

Geeraaro jaceyl oo xul ah kuwii ugu dambeeyay

Sawirkaagu inanyahay
Soo jiiday dhaayaha
Sanqaroorka kugu yaal
Sunniyaasha kala rogan
Sida aad u dhigan tahay
Soomaali idilkeed
Ka soocday dumarkee
Ha sii daynin caashaqa

Qisooyin jaceyl ah kuwaasoo ku cajab gelin doono

Murugo jaceyl maxaa ibaday? waa qiso taxane ah oo aan ugu talo galnay akhristayaasha ku xiran cishqi.net.

Sida loo soo jiito qalbiga lamaanahaaga

Markaad lamaanahaaga jeceshahay, waa laga maarmaan inaad soo jiidato qalbigeeda ama qalbigiisa. Sida loo soo jiito qalbiga lamaanahaaga waa wax fudud, haddii aad adeegsato erayo jaceyl gaar ahaan erayo dareen leh. Noloshu dhadhan ma yeelato jacayl la,aantii. Jaceylkuna macaan ma yeesho kalsooni la,aantii. Kalsooniduna ma ahan mid dhalata farxad la,aan. Farxaduna ma ahan mid timaado naxariis la,aan. Naxariistuna waa qofka aad jeceshahay. Markaad lamaane leedahay waxaad u baahantahay soo jiidashada qalbiga lamaanahaaga. Sida loo soo jiitana ma ahan barashada cilmiga gantaalaha oo kale. Waa wax aad ufudud oo aad halkaan ku baran karto.

Arimaha qoyska: Raaxada Guurka

Waxaan kuugu yeeraa boqorkeyga/boqoradeyda Maxaa yeelay waxaad iga dhigtay boqorad/boqor. Xirirkeenii waxaad u bedeshay janno mana rabo inaa nolaado adiga la,aantaa.

Isha Arimaha Jaceylka waa warqaad nuucee ah?

Warqaadka Isha Arimaha Jaceylka  waa webstie ka duwan website yada kale, sabab? Sababtoo ah waxaad ka heleysaa maqaalo cajiib ah oo aadan ka helin warqaad yada kale.

Aragtida Akhristayaasheena

Aragtiyadda akhristayaasha ku xiran cishqi.com kuwaasoo jecleystay in ay nala wadaagaan aratiyadooda. 

Sawiro Cishqi: akhriste jecel arimaha jaceylka
Fadlan iga gaarsiiyaa mahadcelin balaaran qoreyaasha Cishqi Team. Waxaan kamid ahaa gabdhaha aanan xiiseyn arimaha jaceylka balse markaan arkay bogaan waxaan ku dhiiraday inaan wax ka ogaado dhacdooyinka jaceylka.
Sihaam C/Raxmaan
Ardayad
Sawiro cishqi :Akhriste jecel arimaha bulshada
Saaxibayaal ma aqaano waxaan idin dhaho mana aqaano waxaan idinku tilmaamo laakinse waxaad sabab u noqoteen farxada nolosheyda. Dadka wanaagsan waxay had iyo jeer naftooda u dhibaan si ay u ifiyaan dadka kale farxadooda. Horay u socda bahda Cishqi
Maxamed Xasan (Atoore)
Xisaabiye
Cishqi.com - sawiro Akhriste jecel arimaha qoyska
Waxaan inta badan raadin jiray sheekooyinka jaceylka ah. Nasiib wanaag halkaan ayaan ka helay. Runtii kama daalo akhrinta qoraaladiina waana sababta igu kaliftay inaan idinla wadaago aragtideyda. Waad ku mahadsantihiin inaad xil iska saarteen haqabtirka baahida dhalinyarada iyo qoyska. Waxaan ku kalsoonahay in dhalinyaro fara badani ay halkaan wax badan ka faaiidi doonaan.
Fatxi Dhameystiran
Kalkaaliso
Sawiro Cishqi: akhriste jecel arimaha jaceylka
Inaan ku xirnaado boggaan waa wax aad kasbateen. Runtii waa page igu dhiiro geliyay waxyaabo badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin. Waxaan rajeynayaa inaad sii wadi doontaa qormooyinkiina xiisaha leh si aad ugu faaiideysaan dhalinta aniga ila midka ah.
Jaceelow
Iibiye

Aynu Ka Dhigno Gurigaada Guri Qurux Badan

 Goormee la dhisaa farxada jaceylka? Jawaabta: Markaad qoyskaaga farxad ka weyso.  Haddii aad qabto waxyaabo kugu adag misana aad jeclaan lahayd inaan kula wadaagno ama aan kaa saacidno waxaad xaq u leedahay inaad nala soo xiriir. Qoreyaasha boggeena waxay had iyo jeer u taagnaan doonaan haqabtirka baahidaada.

Maqaalo jacayl ah oo soo jiidasho leh

Wax ka baro shalay, ku noolow maanta, berina rajeey. Waxa ugu muhiimsan inaadan joojin waa su,aal galinta – Albert Einstein. Haddii aan sii faahfaahiyo waxaa loola jeeda sidaan: Sidee ninkeyga qalbigiisa ku soo jiidan karaa? Qaabka loola hadlo gabdhaha ma aqaano, ma iga caawin kartaa? Muhiimada waxay tahay waa inaad su,aal galin karto wax walbaa oo qalbigaada ka dhex guuxayo. Sidee darteed haka baqan sheegida dareenkaaga,  xusuusnow waxaad qarsato weey ku qarsadaan. Halkani hoose waxaan kuugu diyaarinay waxyaabaha ugu muhiimsan  ee nolosha. Ka bogasho wacan. Ku damaashaad Cishqi.net.