Galmada Habeenka Koowaad Waa Habeen Cajiib Ah
Galmada habeenka koowaad waa habeen ka duwan habeenada kale, sabab? sababtoo ah waa habeenka ugu quruxda badan nolosha, waa habeen taariikhi ah oo ay mudan tahay in taalo loo sameyso. Had iyo jeer raaxada guurka waa macaan laakin waxaa ka sii macaan galmada habeenka koowaad. Marka aad habeenka koowaad raaxo sameyso weliba adigoo aad u …