Dhambaal jaceyl xiiso badan qeybtii 1-aad
Sidee loo qoro dhambaal jaceyl 2021 ama dhambaal caashaq gaar ahaan dhambaal jaceyl oo xiiso badan? Jawaabtu: Weey fududahay. Hadaba sidee? Of course markuu caashaq ku hayo waxaad seegeysaa hurdada, waxaana kugu dul heehaabayo dareenka gabadhaasi. Inaad qof jeclaato una dirto dhambaal jaceyl xiiso badan ma ahan wax la yaab leh, maxaa yeelay jaceylka ayaaba …