Adeegyada Salaam Bank Somalia
Waxaad raadineysaa warbixin dhameystiran oo ku saabsan adeegyada Salaam Bank Somalia? Hadaba waxaad joogtaa halka saxda ah. Halkani kama bogan doontid kaliya warbixinta guud iyo adeegyada Salaam Somali Bank ee sidoo kale waxaad kaga bogan doontaa dhamaan adeegyada bangiyada Somalia ka jiro guud ahaan. Tusaale ahaan halkaan waxaan ku diyaarinay adeegyada bangiga Premier Bank Somalia. …