Erayo habeen wanaagsan ah oo qalbiga taabanayo
Marka hore habeen wanaagsan haddii ay habeen kuu tahay, marka xigta ku soo dhawoow erayo habeen wanaagsan ah oo aad u diri karto lamaanahaaga gaar ahaan kuwo soo jiidasho leh. Marka aad qof xiriir la leedahay waxaa fiican inaad barato erayada jaceylka gaar ahaan kuwa cusub oo qalbiga taabanayo. Sidoo kale waxaa jiro lamaane xiiseeyo …