Cishqi jaceyl, cishqi iyo colaad, cishqi tamaashaa, cishqi barwaaqo qalanjo.

Cishqi Jaceyl qeybtii 1-aad

Cishqi jaceyl gaar ahaan cishqi Iyo colaad, markuu cishqi ku hayo waa ka duwan tahay dadka kale, Barwaaqo Qalanjo iyo cishqi tamaashaa xalqooyinka 10, 20, 39, 42.

Cishqi jaceyl qeybtii 1-aad

Waxaan jecelnahay inaan tixgelino Codsi inoo yimid akhristayaasheena kaasoo ku saabsan inaan la wadaagno sheekooyin cishqi jaceyl ah ama qisooyin taxane ah kuwaasoo ku saabsan arimaha jaceylka.

Anigoo ah Saabiriin Sabnaa ahna waan idinla socod siin doonaa. Waan dareemi karayaa markuu ku hayo cishqi, waxaad xiiseyneysaa sheekooyinka jaceylka ah ama xittaa waxaa laga yaabaa inaad iska jeceshahay qormooyin ku saabsan arimaha jaceylka.

Qish: Halkaan kaga bogo calaamadaha jaceylka dhabta ah

Aniga qudheyda waxaan kamid ahaa dhalinta ku xiran Saafi Films, waxaana ka daawan jiray aflaanta jaceylka ah sida Ishqi hindi af somali iyo musalsalo jaceyl ah sida.

  • Cishqi iyo Colaad
  • Cishqi Tamaashaa 10
  • Cishqi Tamaashaa 20
  • Cishqi Tamaashaa 39
  • Cishqi Tamaashaa 42
  • Cishqi Tamaashaa 46
  • Cishqi Tamaashaa 49

Sidoo kale waxaan dhageysan jiray heestii cishqi by Barwaaqo Qalanjo iyo heeso kale oo jaceyl ah. Dabcan heestii iigu horeysay ee aan dhageysto heesaha ku saabsan cishqiga waxay ahayd heesta Waayaha Cusub ee Cishqi. Hadaba la soco sheekooyinkaan taxane ah oo aan halkaan idin kula wadaagi doono.

Qish: Baro Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Cishqi iyo Colaad

Wiil ayaa shukaansi la lahaa gabar had iyo jeer dhaawaceysay qalbigiisa ayaa maalin maalmaha ka mid ah ay isku dhaceen, weeyna kala tageen. Waxay ku tiri, “Weligay ma doonayo inaan dib kuu arko.”

Dhawr bilood ka dib, gabadhii qalbigeedu waa is beddelay. Waxayna garwaaqsatay inay wiilka weli jeceshahay, markaaseey dib u soo noqotay oo ku tiri, “hal fursad oo kaliya isii. Waan ku jeclahay waana kuu baahanahay.

Waxaan kuu balan qaadayaa inaanan markale ku dhaawici doonin” Laakiin wiilkii intuu qoslay ayuu ku yiri, “Doqon uun baa ceshan lahaa qof aad wax yeeleysay.

Gabadhii waxay dareentay rajo la’aan waxayna bilaawday iney ooyso, laakiin wiilkii intuu labadíisa gacmood kala furay ayuu laabta geliyay misana ku yiri “… oo anigu waxaan ka mid ahay nacasyadaas.”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Translate »