Qolka

Sidee wiilasha loo ...
 
Notifications
Clear all

Sidee wiilasha loo sasababaa?

2 Posts
2 Users
1 Likes
71 Views
Deeqo
Posts: 1
Topic starter
(@deeqo)
New Member
Joined: 7 months ago

Dhalinyaro hala iga caawiyo sida loo sasabo wiil, marka uu kaa xanaaqo. Sidee ku raali galin karaa?

1 Reply
1 Reply
Shuaib said ismael
(@shuaib-said-ismael)
Joined: 7 months ago

New Member
Posts: 1

Hadii aad rabto in aad sasabto wiil ama aad dajiso xanaaqisa samey 2-dan qodob 

1- Markuu kuu caroodo ku dheh ereyo macaan oo soojidasho leh  adigoon magaciisa ugu yeereyn

2 - Hadii aad xiriir jaceyl isku guursateen ama aad isku haysaan uga sheekey Qisadii idiin so dhexmartay Adigoo Nolosheydii dhahaya

Mid kalena waa jirtaa Haddii aan wax Guur ah so marin adi iyo wiilka In aad xooga jikili-jikili ciyaarsiiso Oo aad Romantic Scence La sameyso

• Hadii aad Xaaskiisa tahay Waxa Midas wa mid idinka dhaxaysa idinka Hadad u diidi lahayd iyo hadii kaleba

Reply
Share:
Translate »