Sawiro Erayo Jaceyl Ah Qaasatan Kuwo Soo Jiidasho Leh

Mogadishu – Waxaan halkaan ku diyaarinay sawiro erayo jaceyl ah 2021 oo ay isu diri karaan lamaanaha is jecel qaastan kuwa isku dhiiga ah.

Sawiro erayo jaceyl ah 2021, soo jiidasho, qaasatan.

Marka ay lamaanaha kala maqan yihiin waxaa had iyo jeer caado ah adeegsiga sawiro erayo jaceyl ah gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay.

Qormadaan qormadii ka horeysay waxaan ku soo qaadanay sawiro jaceyl oo 2021 ah kuwaasoo ay akhristayaasheenu la dhaceen.

Haddii aad adiguna xiiseyneyso halkaan guji oo ka bogo hadda: Sawiro jaceyl 2021.

Sidoo kale boggeena kama heleysid sawiro erayo jaceyl ah oo kaliya ee waxaad ka heleysaa erayo jaceyl oo soo jiidasho leh qaasatan 2021.

Halkaan guji, haddii aad xiiseyneyso erayo jaceyl oo qalbiga lagu soo jiito: Erayo jaceyl 2021

Sawiro erayo jaceyl ah qaasatan kuwo soo jiidasho leh

sawiro erayo jaceyl, sawiro jaceyl oo qoraal ah
sawiro erayo jaceyl, sawiro jaceyl oo qoraal ah

Waxaan maalintii kaa fikiraa hal mar, halkaas marna waxa ay qaadaneysaa 24 saacadood.

sawiro erayo jaceyl 1

Muhiim miyaan kuu ahay? Hadaba itusi. Ma i jeceshahay? Hadaba aan dareemo! Si qaldan Miyaan kuu fahmay? Hadaba ii sharax!

Sawiro jaceyl oo qoraal ah, sawiro erayo jaceyl.

Dhoolacadeyntaadu waa waxa aan ku noolahay.

Sawiro jaceyl oo qoraal ah, sawiro erayo jaceyl.
Sawiro jaceyl oo qoraal ah, sawiro erayo jaceyl.

Dadku waxa ay Dhahaan jaceylku lama arki waa La dareemi karaa oo kaliya. Laakin dadkaasi weey qaldanyihiin, maxaa yeelay waxaan arkay marar badan. Waxaan ka arkay jaceylka dhabta ah indhahaaga waana waxa ugu quruxda badan ee aan weligeey arkay.

sawiro jaceyl oo qoraal ah
sawiro jaceyl oo qoraal ah

Magacaaga ayaan ku qoray samada laakin dabaysha ayaa qaaday. Magacaaga ayaan ku qoray ciidda laakin hirka ayaaa qaaday. Magacaaga ayaan ku qoray qalbigeyga laakin weligiis wuu ku Qornaan doonaaa

lamaane jacayl

Waan ku jeclahay haddii aan ku dhaho macnaheedu ma ahan in aan iska kaa dhahayo balse waxaan rabaa inaan ku xusuusiyo inaa tahay qofka dunida ugu wanaagsan ee aan arkay.

lamaane jacayl sawiro

Ma rabo nolol dhameystiran, kaliya nolol farxad badan oo aan adiga kula qaato.

aroos jaceyl

Waxaa xaday qalbigeyga mana rabo in aad ii soo celiso.

Ugu Dambeys

Waxaan rajeyn in aad ka heshay. La soco qeybta xigto oo aan ku soo bandhigi doono sawiro kale qaasatan sawiro jaceyl oo qoraal ah. Sidoo kale ku soo biir Cishqi.com si aad wax badan uga faaiido.

Qoraa: Saabiriin Sabnaa

3 thoughts on “Sawiro Erayo Jaceyl Ah Qaasatan Kuwo Soo Jiidasho Leh”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Translate »