Haddii aad ku wareertay sida raga loogu raaxeeyo qaab dabacsan, waxaan kuu heynaa qormo xiiso leh oo weliba aanan caadi ahayn, barashada sida raga loogu raaxeeyo waxaan kaga hadalnay qormooyin badan oo aad halkaan kaga bogan doonto.

Sida raga loogu raaxeeyo: Hadalada wasakhda ah
Sida raga loogu raaxeeyo waa wax aad u fudud, marka aad barato waxa ay raga jecelyihiin. Waxaa jirto xikmad oraneyso: ka hor raaxada dheh waxa aad rabto, inta raaxada sariirta lagu guda jirana dheh waxa aad jeceshahay. Daraasaad la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in raga ay aad u jecelyihiin dumarka ku hadaaqo hadalada wasakhda ah ee loo yaqaano Dirt Talk. Erayadaasi waxaa aad u xiiseyo rag fara badan, waxayna qeyb weyn ka qaadataa kacsiga dareenkooda.
Aan u soo qaadano tusaale: Erayada raga ay jecelyhiin
Raaxada ayaa ah dareen, dareenkuna waa mid ka yimaado maskaxda biniaadamka, sidaa darteed waxa ay raga aad u xiiseeyaan erayada macaan qaasatan kuwa kacsiga leh. U dir ninkaaga erayo dareenkiisa kicinayo ka hor inta uusan guriga imaan sida erayadaan oo kale:
- Goorta aad daafaha wareegeyso, jirkeyga oo idil wuu yaqaanaa.
- Ma xasuusataa aniga iyo adi habeenkii na isugu keen horeeysay? Aan xusno caawa..
- Aniga iyo adi caawa 8:00 fiidnimo, Qolka jiifka mise?
- Waxaan rabaa caawa in aan caruurta ciyow seexiyo, ka waran aniga iyo adiga haddii…?
- Maxaan xirtaa caawa? Dooqaada?
Erayadaas iyo erayo lamid ah, haddii aad rabto erayo kale oo xul ah oo ku saabsan sida raga loogu raaxeeyo halkaan ka akhriso: Erayada raga ay jecelyihiin
Xirashada dharka jiifka dumarka ee jilicsan

Haddii aad tahay xaas aanan xiran dharka jiifka dumarka ee jilicsan ee jirkaaga ka muuqanayo waxaad sameyneysaa ficil qaldan. Sida raga loogu raaxeeyo waxay u baahantahay min bilaaw ilaa dhamaad. Hadaba inta uusan guriga imaanin xiro dharka jiifka dumarka ee qafiifka ah gaar ahaan kuwa jileeca ah isla markaana taataabashada ku macaan si marka uu guriga yimaado uu u dareemo in aad u dhareereyso baahalkiisa.
Qish: Galmada Habeenka Koowaad Waa Habeen Cajiib Ah
Muujinta qaababka aad ugu jeceshahay
Raga qaar wax badan kama garanayaan sida dumarka loogu raaxeeyo, sidaa darteed u qish ninkaaga rabitaankaaga. Sida caadada ah raaxada galmada waxaa loo daadihiyaa si wadajir ah, marka aad adigu raaxo dareemeyso, ninkaaguna wuxuu dareemayaa raaxo waali ah, wuxuuna ka sii qaadayaa kacsi xoog leh. Hadaba si uu ninkaaga kuugu raaxeeyo, u muuji qaababka aad ugu jeceshahay iyo sida aad wax u rabto. U sheeg riyooyinkaaga iyo waxyaabaha qalbigaaga ku jiro si toos ah ama si sarbeeb ah, hana ka baqan maxaa yeelay waa ninkaaga.

Raaxada in aadan ku fiirsan ninkaaga
Raga ma jeclo naag bilaa raaxo ah oo aanan raaxada la wadaagin. Mala wadaagtaa raaxada ninkaaga, macnaha mararka qaar intaad isaga ku dul fariisato maku bilaawdaa taataabasho diiran? Ma dhuuqdaa bishimankiisa si aayar aayar ah? Ma salsalaaxdaa jirkiisa iyo baahalkiisa si yaroo macaan? Ma isku daydaa in aad biyaha ka keento adigoo ku dul fadhiyo? Mise isaga uun baa wixiisa iska walwalaaqdo markuu dhameysatana iska hurdo?
Hadaba haddii aadan su’aalahani qaar kamid ah aadan sameynin, waxaad sariirta ka dhigeysaa mid caajis ah. Taasna ma ahan wax fiican. Baro in aad maamulka marmarka qaar aad adiga qabato, sariirtana aad atariisho ka noqoto. Raga dumarka nuucaas ah waa ku dhaartaan.
Qormo kale oo dumarka muhiim ah guji halkaan: Ninkaaga wuxuu kugu nici karaa 6-daan waxyaabood
Baro meelaha raga ka kacsadaan
Haddii aad taqaano meelaha raga ka kacsadaan waxaa kuu fududaanayo in aad barato waxa uu ninkaaga jecelyahay. Markii aad meelahaasi tijaabiso mid walbaa misana aad dareenkiisa isha ku heyso waxaa kuu soo baxayo waxa uu ninkaaga jecelahay iyo meelaha uu ka kacsado.
Halkani waxaan ku diyaarinay sida raga loogu raaxeeyo qaab dabacsan iyo meelaha ugu dareenka badan. Haddii aad rabto in aad wax ka ogaato guji halkaan: Meelaha ugu dareenka badan raga
Raga waxay jeceylihiin Salsaaxista guska

I aamin raga waxa ay aad u jecelyihiin salsalaaxista guska. Marka aad si aayar aayar ah bishimankiisa u dhuuqeyso, misana muujineyso dareenkaaga adigoonan boobsiinin dhuuqmada bishimanka, kadibna hoos u daadegto, raga markaan oo kale waxaa ku soo dago dareen aanan caadi ahayn. Waxa ay bilaabaan riin xoogan iyo in ay xaaska aad ugu dhegaan. Of course waxaa fiican xiligaasi in aad soo diyaarsato kareemka loo yaqaano lube Gel, kaasoo ah guska raga ka dhigayo mid qoyan oo raaxo leh. Marka aad kareemkani isticmaasho waxaad arki doontaaa ninkaaaga oo si aan caadi ahayn u bixo baxayo.
Sidoo kale kareemkani waxaa isticmaali karo dumarka ay xubintooda taranka ah ay qalalan tahay waxaana ka iibsan kartaa halkaan, haddii aad joogto Yurub iyo Amerika:
Sida loo isticmaalo kareemka Lube Gel
- Ku Qooy kareemka gacanaataada
- Ku qabo gacantaada dhex bartamaha guska
- Bilaaw salsalaaxista guska, adigoon ka tagin dhuuqmada bishimankiisa
- Salsalaaxista ku wad, marna hoos, marna kor, ilaa madax guska
- La soco dareenkiisa, marka uu xoogaa is waalo, ha joojin, ku wada sidaa
- Fiiro gaar ah: Xoog ha u majuujin guska, kana taxadir in aysan gacantaada qalalin
Gunta iyo Gunaadka sida raga loogu raaxeeyo
Barashada sida raga loogu raaxeeyo waxay u baahantahay waqti iyo waayo aragnimo, si aad waayo arag u noqoto waxaad u baahan tahay in aad badiso wax akhriska kana faaiideysato qormooyinka bilaashka ah ee boggeena. Si fudud ku qor Google ka Cishqi.com kadib waxaa imaaneysa bogeena. Sidoa kale haddii aad ka heshay qormaadan ama aad jeclaan lahayd qormooyin kale oo aad jeclaan lahayd in aan kula wadaagno halkaan noogu soo dir: email: info@cishqi.com