Somali love messages for her and him, somali love messages, somali quotes.

Somali Love Messages For Her and Him

Here are some Somali love messages for her and him, Say something lovely and cute in Somali to your sweetheart, Do you want to impress your crush? Here are some Somali quotes about love and cute romantic phrasse that you can use.

This romantic Somali phraases are beautiful ways to express your love and to flirt a little.

If you want to impress your sweetheart even more then learn Somali Online free with us.

Somali Love Messages For Her and Him

Waan ku jeclahay.

I love you.

Waad qurux badan tahay.

You are beautiful.

Dhoolacadeyntaadu waxay bedeleysaa maalinteyda oo idil.

Your smile changes my whole day.

Waxa kaliya ee aan weligeey rabay, ayaa ah inaan kaa qoslisiisyo.

All ever wanted to do was to make your smile.

Waan ku jeclaaday shalay, waan ku jeclahay maanta, waana ku jeclaan doonaa weligeey.

I loved you yesterday, I love you today and I will love you forever.

Haddii aan xanuunsan lahaa, dhoolacadeyntaadu waxay ii noqon lahayd daawadaeyda.

If I were sick, your smile would be the sweetest midicine.

Sowdkaagu waa dhawaqa aan ugu jecelahay.

Your voice is my favorite sound.

Aamus, ina shumi.

Just shut up and kiss me.

Ma noolaan karo adiga la,aantaa.

I can’t live without you.

Jaceylku waa sida dabeysha oo kale, ma arki kartid laakin waa dareemi kartaa.

Love is like the wind, you can’t see it, but you can feel it.

Waxaan kacaa anigoo dhoolacadeynayo. Waxaan umaleynayaa, adigaa qaladka iska leh.

I always wake up smiling. I think it’s your fault.

Ma sharixi karo sida aad ii farxadgeliso, markaan maqlo codkaaga ama aan arko suuradaada, laakin waan u qushuucaa.

I can’t explain th way you make me feel when I hear your voice or see your face, but I adore it.

Iigu imaaw riyada haddii aad awoodo. Waan kugu shumi doonaa halkaas.

Come to my dreams if you can. I’ll kiss you there.

Maalin walbaa oo aan adiga kula qaato, waa maalinta ugu quruxda badan nolosheyda. Ma sugi karo subaxdaas. Habeen wanaagsan.

Every day I spent wiht you is the new best day of my life. Can’t wait that morning. Good night.

Waxaan jiiffaa sariirteyda, adiguna waxaad jiiftaa sariirtaada. Midkeen baa meel qaldan joogo.

I’m in my bed, you’re in your bed. Once of us is in the wrong place.

Sowdkaagu waa dhawaqa aan ugu jecelahay.

Your voice is my favorite sound.

Dhamaad / End

Writer: Mustafa Mmj

1 thought on “Somali Love Messages For Her and Him”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Translate »